Home Wararka Maanta Waa kuma Siyaasiyiinta loo badinayo in ay Xilka ka badalaan Raisal Wasaaraha...

Waa kuma Siyaasiyiinta loo badinayo in ay Xilka ka badalaan Raisal Wasaaraha Sweden

0
Foto: Fredrik Sandberg/TT

Raisal Wasaaraha Sweden Stefan ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay ka tagista xilka Raisal Wasaaraha Sweden.

kadib ku dhawaaqistiisa waxaa jira dad badan oo loo badinayo xilkaasi kuwaasi oo ku jira Xisbiga S.

Magdalena Andersson oo kamid ah xisbiga ayaa aad loogu badinayaa xilkaasi madama ay kamid tahay xubnaha ugu firfircoon.

wasiirada oo dhankeeda hadashey ayaa iska fogeesay arinta waxayna sheegtay in deg deg ay tahay arinta xilka uu baneenayo raisal wasaaraha.

Kulan dhawaan uu iskugu imaanayo Xisbiga ayaa lagu shaacinayaa cida u sharaxan xilka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here