Home Wararka Maanta Sweden oo soo saartay Tirada Dadka ilaa hada laga soo qaaday Afganistan

Sweden oo soo saartay Tirada Dadka ilaa hada laga soo qaaday Afganistan

0
Foto: Sgt. Samuel Ruiz/AP, Anders Wiklund/TT

Xaalada Afganistan ayaa ah mid wali cakiran waxana wadamada badankooda ay bilaabeen soo qaadashada Muwaadiniinta kaga sugan halkaasi.

Sweden gaar ahaan qeybta caafimaadka Dibada ayaa Xaqiijisay in ku dhawaad 170 qof lagu guuleestay in laga soo saaro Afganistan.

“Waxaan ku faraxsanahay inaan hadda soo dhaweyn karno shaqaalaha maxalliga ah, annagoo sii wadnay shaqada si aan u daad -gureyno shaqaale badan oo deegaanka ah,” ayay tiri wasiirka arrimaha dibadda Ann Linde.

ku dhawaad dad gaaraya 500 qof oo Swedish ah ayaa la filayaa in ay halkaasi ku suganyihiin kuwaasi oo dib loogu soo celinayo halkaan.

Dadka ku sugan Afganistan waxaa kamid ah Dad heesta dhalashada sweden iyo dad deganaansho ka heesta Sweden.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here