Norway ayaa saacado kadib waxaa ka bilaabanaya doorashada Dalkaasi iyadoo Sanadkan ay xiiso gooni ah ay leedahay.
lama garanayo Cida ku guuleysaneysa Doorashada dhaceysa iyadoo...
marka aad joogto Dalalka Yurub waxaa soo baxay qalabka loo yaqaano (scooter) waa adeeg kuu sahlaya in aad u raacdo goobta kuu dhow adiga...
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa maanta Shaacisay in ay kordhisay mudada Dadka Muwaadiniinta UK ku dalban karaan Deganaansha Dalka sida lagu qoray Boga Migrationsverket-ka.
30...
Dadka anaan qaadan talaalka ayaa halis badan ugu jira in ay u dhintaan xanuunka sida lagu sheegay daraasad ballaaran oo ka socota Xarumaha Xakamaynta...
Doonyaha sidda muhaajiriinta ee soo mara Kanaalka Ingiriiska ayaa laga celin doonaa UK, sida ay qoray warbaahinta BBC qeybta English-ka
Dawladdu waxay u oggolaatay saraakiisha...
Dowlada Sweden ayaa lagu wadaa in ay qaado Xayiraadaha ka jira wadanka ee Corona 29 bishan iyadoo ay dhici karto in Dadka aan la...
Booliska Dalka Norway ayaa loo ogolaaday isticmaalka Hubka Corontada ku shaqeeyo Sida ay ku warameyso Warbaahinta NRK.
Hubka ayaa lagu waday tijaabo mudo labo sano...
Dowlada Denmar ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Dalkeeda Ka qaaday Xayiraadaha saarnaa guud ahaan sida uu Baahiyay Talafashinka TV2 ee Dalka Denmark.
Dowlada ayaa...
Dowlada Faransiiska ayaa maanta Shaacisay in ay dhalashada wadanka ay siisay 12,000 kun oo Qof oo Ajaanib ah sida uu shaaciyay Talafashinka France 24.
Dadkan...
Dowlada Sweden ayaa diyaarineysa Sharci Cusub oo dhigaya in magdhow la siiyo kuwa dhibaatada kala kulmay Talaalka ay ku qaateen Dalka Sweden.
Sharcigan Cusub ayaa...














