Doorashada Germalka ayaa lagu wadaa in ay dhacdo 26 bishan Sebtember iyadoo la dooranayo xubnaha Barlamaanka Sida uu baahiyay DW.
Abaaro 8 Subaxnimo ayay codeynta...
Dowlada Sweden ayaa maaan ku dhawaaqay go'an Cusub oo ku aadan Dadka qaatay Talaalka ee u soo safraya Dalka Sweden Sida ay sheegtay Warbaahinta...
Raisal Wasaarihii hore ee Norway Erna Solberg ayaa guul-daro kasoo gaartay doorashadii dhawaan dhacday lakin waxay wadankaasi ka sameesay Taariikh Cusub oo dhacday 100...
Nin 40 sano jir ah una dhashay Norway ayaa lagu xukumay Bixinta lacag gaareysa 15,000 kroner kadib markii uu ku dhex Qufay Tareen sida...
Maxkamad ku taala Småland oo ka tirsan Sweden ayaa maanta xukuntay nin Sida la sheegay iibin jiray Rasiifaro ay ku jiraan Kanaalo kuwaasi oo...
Kuuriyada Waqooyi ayaa Arbacadii shalay laba gantaal oo ballistic ah ku ridday xeebteeda bari, sida uu sheegay Taliyaha Guud ee Kuuriyada Koonfureed (JCS), laba...
Sweden ayaa Hirgalineysa Tareen ka tagaya Stockholm isagoo 30 Daqiiqo ku Tagaya Caasimadda Norway ee Oslo sida ay Sheegtay Shirkada isla Tareenka ee Hyperloop.
Tareenka...
Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa maanta u Hambalyeysay Hogaamiyaha Xisbiga Shaqaalaha ee Norway sida ay ku soo qortay Barteeda Bulshada.
Hambalyada Erna Solberg ayaa...
Dowlada Sweden ayaa shaacisay in Qaxooti Suuriyaan ah ay kasoo qaadeyso Dalka Suuriya Sida ay sheegay wasiirada Arimaha dibada Ann Linde.
Qaxootiga laga soo qaadayo...
Doorashada Norway ee Dhanka Barlamaanka ayaa soo dhamaatay Daqiiqado ka hor iyadoo la xiray sanduuqyada Codeynta Sida uu ku Waramayo NRK.
Gudiga Doorashada Norway ayaa...














