Doorashada Germalka ayaa ah mid meel wanaagsan mareyso iyadoo Xisbiga qaarkood ay durba ku jiraan qeybta hore sida saadaasha hore ay muujimeysa.
Xisbiga Social democracy...
Hadii Caruurta ay talaalka qaadanayaan ayaa lagu xiray labada Waalid ogolaanshahooda sida ay sheegtay Emma Spaak.
Gobolada Wadanka Sweden ayaa siyaabo kala duwan ku wajahey...
Ilaa 10,500 oo ajaanib ah oo isugu jira darwaliinta gawaarida xamuulka ah iyo shaqaalaha kawaannada ayaa loo oggolaan doonaa in ay shaqo u tagaan...
Sanadkii 2015 waxa uu ahaa sanadkii ugu adkaa markaasi oo Qaxooti badan dalka iska dhiibeen.
Laanta Socdaalka ayaa xiligaasi u baahatay guryo dheeri ah waxana...
Xisbiga Socialdemokraterna ee Sweden ayaa maanta soo jeediyay in la Mamnuuco iskuulada Diimaha ee Madaxa banaanka kana jira Dalka.
Wasiirada Waxbarashada Sweden Anna Ekström oo...
Dowlada Sweden ayaa Musaafurin karta Tim oo Saddex sano jir ah kuna dhashay Dalka Sweden sida uu qoray Aftonbladet.
Dowlada ayaa horay go'an uga gaartay...
Xisbiga Moderaterna oo kamid ah Xisbiyada ugu weyn Sweden ayaa soo jeediyay in Sharciga Deganaanshaha Rasmiga laga qaado qofka booqasho ku taga Dalkiisa sida...
Dowlada Sweden ayaa Maanta ku dhawaaqday in ay dib u soo Celisay Sharciga Dhigaya in Qofka laga Jaro Mushaharkiisa Maalinta ugu horeysa ee Jirada...
Dadka shaqo doonka ah ee Austaria waxay halis ugu jiraan inay waayaan qaar ka mid ah dheefaha shaqo la'aanta haddii ay diidaan talaalka COVID-19,...
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday Talaalka la siinayo Caruurta u dhaxeysa 12 ilaa 15 sano jirka.
Sababta Talaalka u qaadanayaan ayaa lagu sheegay in loo...














