Saturday, May 23, 2026
mudo sanad iyo bar dowlada Norway waxay si rasmi ah u furtay Xadka dalkeeda ee la wadaagto Dalka Sweden. Mudada uu xadka xirnaa waxaa wadooyinka...
Erlin Armando Mejía Andino ayaa iska dhiibay dalka Sweden isagoo kasoo cararay Dalka Honduras. Hay'ada laanta socdaalka ayaa diidmo siisay kadib markii kiiskiisa ay u...
Imtixaanka Luuqada ayaa laga qaadayaa Shaqaalaha ka Shaqeeya Goobaha Dugsiyada Xanaanada Caruurta sida uu ku waramayo Talafashinka SVT. Dowlada Hoose Lindsbury ee Örebro ayaa ah...
Habeenka Xalay waxaa magaalada Linköping gaar ahaan Nawaaxiga Lambohov lagu toogtay nin da'diisa lagu sheegay 35 sano jir sida Booliska uu ku qoray Bartiisa...
Faransiiska ayaa afar Afgaanistaan ​​ah dib ugu celiyay Bulgaria Isniintii iyadoo la raacayo Xeerka Dublin kaas oo u oggolaanaya magangelyo -doonka in dib loogu...
Isticmaalayaasha shabakadaha bulshada ee Facebook, Instagram, Messenger iyo WhatsApp ayaa wajahaya dhibaatooyin farsamo oo sababay in la joojiyo adeegyada shabakadahaan. Isticmaalayaasha adduunka oo dhan waxay ku adkaatay furitaanka...
Baarlamaanka Poland ayaa u codeeyay in la kordhiyo xaaladda degdegga ah ee ka jirta xadka Belarus. Shaqaalaha gargaarka iyo saxafiyiinta ayaan weli gaari karin muhaajiriinta...
Waxaa Bilowday Sharci Cusub oo quseeyq Qof Walbo oo iska dhiibaya Dalka Sweden qaab Magangalyo doon ah sida ay Shaacisay Dowlada. Sharciga Cusub ayaa dhibaya...
Magdalena Andersson ayaa noqoneysa Hogaamiyaha Cusub ee xisbiga Socialdemokraterna sida isku raaceen Xisbiga. Xisbiga Qeybtiisa Gobolada ayaa u codeeyay haa halka Guruubka Doorashada ay hada...
 Dhowr qof ayaa la geeyay isbitaalka, oo ay ku jiraan 6 dhaawac halis ah, ka dib markii qarax saaka ka dhacay dhisme dabaq ah oo...