Home Wararka Maanta Dowlada Norway oo Bilaabeysa Talaalka Saddexaad Dadka ka weyn 18 sano jirka

Dowlada Norway oo Bilaabeysa Talaalka Saddexaad Dadka ka weyn 18 sano jirka

0
Photo Johan Nilsson / TT

Xili uu sii kordhayo Talaalka Corona ee Norway  Dowlada ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Bixineyso talaalka Saddexaad ee Corona.

Dowlada ayaa u soo jeedisay dadka ka weyn 18 sano jirka in ay qaataan Cirbada Saddexaad ee Corona si ay u helaan difaac jirka ah oo dhameystiran.

Go’anka dowlada ayaa imaanaya iyadoo dhawaan dowlada ay sheegtay in qofka aan qaadan talaalka uu isbuucii labo mar iska baarayo talaalka.

ugu danbeyn 24 saac ee lasoo dhaafay in ku dhow 3 kun oo kiisaska corona ayaa laga diiwaangaliyay wadanka.

Dalka Denmarka ayaa sidaasi oo kale kiisaska ay ku soo kordhayaan inkastoo Sweden ay yara dagantahay marka loo eego kiisaska Corona.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here