waxaa maanta ku eg qofka iska qaadaya Corona tijaabadiisa in uu ku helo qaab lacag la'aan ah sida dowlada ay ku dhawaaqday.
Dowlada ayaa sheegtay...
Madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen ayaa sheegtay in dowladeeda aysan u sujuudi doonin cadaadiska uga yimid Shiinaha ayna sii wadi doonto xoojinta difaaca jasiiradda si...
Dood adag ayaa ka dhacday Talefashinka SVT ee Sweden waxayna u dhaxeysay Xisbyada ka dhisan Wadanka.
Per Bolund oo ka tirsan Xisbiga MP ayaa isticmaalay...
Wiil Somali ah ayaa lagu dilay Caasimada Dalka Norway ee Oslo gaar ahaan mortensrud.
Dilka ayaa dhacay Khamiisti iyadoo Wiilka Somaliga uu u dhintay dhaawac...
Abolhassan Banisadr, oo noqday madaxweynihii ugu horreeyey ee Iiraan ka dib kacdoonkii dalka 1979, ayaa ku dhintay Paris, halkaas oo uu ku noolaa muddo...
Ardayda wax ka barata Sweden ayaa loo ogolyahay lacag deyn ah oo ay dib u bixiyaan marka ay dhameestaan Waxbarashada.
Dowlada ayaa hada soo jeedisay...
Greece ayaa sheegay Jimcihii maanta inay baari doonto wararka sheegaya in qaar ka mid ah Muhaajiriinta si sharci darro ah dib loogu celiyo xadka,...
Qarax Ismiidaamin ah, ayaa Jimcihii maanta lagu qaaday Masjid ku yaalla Gobolka Kunduz ee Waqooyi -bari Afgaanistaan, waxaana ku dhintay 46 qof, halka ay...
Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay Talaalka nuuca Moderna gaar ahaan in lagu talaalo dadka da'dooda ka hooseyso 30 sano jirka.
Dhoor sabab ayaa...
mudo sanad iyo bar dowlada Norway waxay si rasmi ah u furtay Xadka dalkeeda ee la wadaagto Dalka Sweden.
Mudada uu xadka xirnaa waxaa wadooyinka...














