Thursday, April 23, 2026
Mareykanka wuxuu xayiraadaha ka qaadi doonaa xuduudaha dhulka uu la leeyahay Canada iyo Mexico horaantii Noofembar, taasoo soo afjaraysa xannibaadaha saarnaa tan iyo Maarso...
Wararka laga helayo Degmada Farsta strand ee Koonfurta Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay labo qof. Qof 40 sano jir ah ayaa la...
Wararka laga helayo Magaalada Gävle ayaa ku waramaya in halkaasi ay ka dhacday Toogasho. Toogashada ayaa ka dhacday maqaayad ku taalla Bartamaha magaalada Gävle waxana...
Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa maanta iska casishay xilka Raisal wasaaraha Dalka. Erna ayaa maanta soo afjartay mudo 8 sano oo xilkaasi ay heysay...
Maxkamadda Cadaalada Adduunka ee ICJ ayaa diiday doodda ugu weyn ee Kenya oo aheyd inuu jiro xaduud u dhexeeysa Soomaaliya iyo Kenya oo la...
Sanadihii la soo dhaafay, waxaa Iswiidhan ka jiray muranno badan oo u dhexeeya kooxaha dambiilayaasha ah kuwaasi oo isku geesta toogashooyin Intii u dhexeysay Jannaayo iyo Sebtembar ee...
Alexander Schallenberg ayaa loo dhaariyay jagada ra’iisul wasaaraha Austria, isagoo bedelay Sebastian Kurz, oo is casilay kadib markii uu ku lug lahaa fadeexad musuqmaasuq. Intii...
Masjidka ugu weyn Jarmalka ayaa loo oggolaan doonaa inuu baahinyo aadaanka salaadda Jimcaha, ka dib heshiis dhex maray magaalada Cologne iyo bulshada Muslimiinta si...
Maanta, ra’iisul wasaare Stefan Löfven iyo wasiirka waxbarashada Anna Ekström ayaa booqday Malmö. Booqashada Xubnaha Dowlada ayaa imaanaya ka hor shirka caalamiga ah ee ka...
Mareykanka iyo Britain ayaa uga digay muwaadiniintooda inay ka fogaadaan hoteellada ku yaalla Afgaanistaan, maalmo kaddib markii daraasiin qof lagu dilay masaajid weerar ay...