Home Wararka Maanta Darawalada Basaska oo aad looga baahanyahay Sweden gaar ahaan Skåne, Baahi weyn...

Darawalada Basaska oo aad looga baahanyahay Sweden gaar ahaan Skåne, Baahi weyn oo loo qabo

0
Foto: Madeleine Fritsch Lärka

Baahida loo qabo darawallada basaska ee Skåne aad bay u badan tahay hadda shirkadaha basaska ayaa hada qornaya darawalada Basaska.

Isku-socodka magaalada Malmö, Shirkada Nobina, ayaa kamid ah shaqo-bixiyeyaasha waaweyn, waxay u baahan tahay inay qorto 70 darawalnimo dhawaan.

“Waqti dheer ayaan sugayay shaqo tanina waxaan ku dareemayaa wanaag,” ayuu yidhi Dawood Hashimi, oo bartay darawalnimo bas intii lagu jiray cudurka.

Shaqooyinka Basaska ayaa kamid ah Xirfadaha sida aadka ah uga faa’ideestaan Dadka shaqo doonta lakin Xaalada Corona ayaa aad u saameysay.

Sida ay Qorayaan Warbaahinta waxaa hada dib u soo laabanayaa Shaqooyinka Basaska taasi oo keeneysa in Shaqaalo badan ay qortaan shirkadaha iyadoo ay jirto in Shaqaalo kale ay noqonayaan hawlgab.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here