Home Wararka Maanta Norway oo Qasab ka dhigtay in aad Corona iska Qaado isbuuc Walbo...

Norway oo Qasab ka dhigtay in aad Corona iska Qaado isbuuc Walbo labo mar Hadii Talaalka aadan Qaadan ”

0
Photo: Lars Wallin/DK

Xaalada Corona ee Norway ayaa hada faraha ka baxday waxayna dowlada ku dhawaaqday Tilaabooyin Cusub oo looga hortagayo xanuunka.

jonas gahr støre ayaa maanta sheegay in Talaalka Corona uusan Dadka ka difaacan Corona isagoo intaasi ku daray in dad badan oo wadanka soo galay dhawaan isla markana horay loo talaalay laga helay Xanuunka Corona.

Dowlada Ayaa soo saartay tilaabooyin Cusub waxana kamid ah.

1 Qaadashada Talaalka Saddexaad Qofka ka weyn 18 sano jir.

2 Baaritaanka Corona labo Mar isbuucii qofka ka shaqeeya Xaruumaha Caafimaadka ee Talaalka dhameestiran.

3 in uu is baaro qof walbo oo xiriir la leh Qofka qaba Corona.

4 Degmo walbo waxay go’an ka gaareysa in waajib laga dhigo Baaska Corona.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here