Home Wararka Maanta Booliska Oslo oo Xaafada Bislett ku toogtay Nin sitay Toorey/Mindi

Booliska Oslo oo Xaafada Bislett ku toogtay Nin sitay Toorey/Mindi

0

Booliska Oslo ayaa xaqiijiyay in ay rasaas ku fureen nin siday toorey xaafada Bislett oo ku taal magaalada Oslo. Sida laga soo xigtay wargeyska Nettavisen.

“Boolisku waxay xaqiijinayaan inuu jiro iska horimaad dhexmaray bilayska iyo ugu yaraan hal qof oo kale. Rasaas ayaa lagu furay ninkan.

Mid ka mid ah saxafiyiinta Nettavisen ayaa sheegay in uu goobjoog u ahaa dhacdada. Suxufiga ayaa ka sheekeeyay dhacdooyin is-daba joog ah oo la yaab leh, markii ay boolisku damceen inay gacanta ku dhigaan nin mindi gacanta ku sita oo haweenay daba ordayay.

Sida laga soo xigtay Nettavisen, ninka waxaa toogtay booliska.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here