Friday, July 3, 2026
Xaqiiqda ah in dumarka dibadaha ku dhashay ay dib uga dhaceen suuqa shaqada waxay khatar gelinaysaa shaqaaleysiinta cusub ee kooxaha dembiilayaasha ah.  Tani waa waxa...
Xisbiga Dimuqraadiga Sweden (SD) ayaa u gudbay inuu noqdo xisbiga labaad ee ugu weyn marka loo eego tirada codbixiyayaasha, sida lagu sheegay ra'yi ururin...
Booliska ayaa xalay xiray xaafadda Kungsträdgården ee magaalada Stockholm kadib markii shay laga shakiyay laga dhex helay boorso. Sida lagu sheegay xog ay daabacday...
Ra’iisul wasaaraha dalka Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in ay aad uga naxday sida taxadar la’aanta ah ee loo weeraray xarun laga dukaameysto oo...
Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu dilay weerar ay kooxda Islaamiga ah ee xagjirka ah ee al-Shabaab ku qaadeen hoteel ku dhow bartamaha magaalada...
Dhoor Darawalo ayaa diiday inay kaxeeyaan Tareenada mara dhulka hoostiisa sabab la xiriira in lagu dhajiyay Xayeysiin ku aadan Xisbiga SD. Darawalada qaarkood ayaa sheegay...
Siyaasiyiinta Sweden ayaa si adag uga falceliyay toogashadii ka dhacday suuqa Emporia ee magaalada Malmö galabnimadii Jimcaha. Sida laga soo xigtay Sydsvenskan, ra'iisul wasaaraha Magdalena...
1-da sebtembar, laba isbeddel oo lagu sameeyay sharciga caymiska caafimaadka ayaa dhaqan galaya, sida ay shaacisay Hay'adda Caymiska Bulshada. Mid ka mid ah isbeddelka sharciga...
Maxkamada Stokcholm ayaa ugu danbeyn Xukun ku riday labo nin oo doonayay inay lacag dhan 168 milyan ka dhoofiyaan Garoonka diyaaradaha Arland. Labada Nin ayaa...
Doodii uu arbacadii qabtay wargeyska Aftonbladet ee madaxda xisbiyada baarlamaanka ayaa goob joog ka ahaa muran dhex maray wariye Robert Aschberg iyo madaxa xisbiga...