Xisbiga Talada Dalka Haya ee Socialdemokraterna ayaa maanta Cadeeyay go'aankiisa la Xiriira Doorashada Sweden kadib waxa uu soo bandhigay Qodobo Cusub.
Qodobada uu Xisbiga soo...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u safray dalka Ukraine si uu ula kulmo Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy iyo Madaxweynaha Turkiga Recep...
Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz ayaa muujiyay sida uu ugu kalsoon yahay in dhammaan xubnaha NATO ee ka tirsan Isbaheysiga North Atlantic Treaty Organisation (NATO)...
Afar qof ayaa ka baxsaday xarun lagu hayo dadka socdaalka oo ku taal Åstorp ee gobolka Skåne kadib markii ay god ka qodeen darbiga.
Daloolkii...
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa maanta ku dhawaaqay tillaabooyin la doonayo in lagu jabiyo faquuqa iyo takoorka ka jira gobollada Iswiidhan.
Talaabooyinka Cusub ee Xisbiga soo bandhigay...
ra'iisul wasaaraha ahna hoggaamiyaha xisbiga S Magdalena Andersson, ayaa soo bandhigtay qorshe hawleed looga hortagayo dembiyada Sweden.
“Waxaa jira weeraro qaran oo ka dhan ah...
Qof looga shakisan yahay in uu falka geystay ayaa la xiray ka dib markii uu toogasho u geestay dad saarnaa bas marayay magaalada Jerusalem....
Siyaasiga Asalkiisa kasoo jeedo Denmark rasmus paludan ayaa wali sii wada inuu Gobolo kamid ah Sweden ku gubo Quraanka Kariimka.
Sida Dowlada isku diyaarisay waxaa...
Xisbiga Moderatka ee Stockholm ayaa ku baaqay in carruurta ku nool waxa loogu yeero "dadka la haybsooco iyo meelaha nugul" ee aqlabiyadda dadka soo...
Horaantii todobaadkan, wasiirka gaashaandhigga Bjørn Arild Gram (Sp) ayaa ku dhawaaqay in Norway ay gacan ka geysan doonto tababarka iyo waxbarashada askarta Ukraine. "Tallaabo kale...














