Home News in English Sweden oo ka hadashey Qaraxyada loo geestay Dhuumaha Gaaska ee Nord Steam

Sweden oo ka hadashey Qaraxyada loo geestay Dhuumaha Gaaska ee Nord Steam

0
Foto: Forsvaret

tan iyo markii ugu horeesay ee soo shaac baxday qaraxyada loo geestay dhuumaha gaaska qaada ee Ruusha una soo gudba Dalalka Yurub waxaa ka hadlay wadamo badan.

Sweden oo ah mid kamid ah wadamada uu aadka ugu dhawaaa dhuumahan la qarxiyay ayaa ka hadlay falkaasi.

Raisal Wasaaraha xilkeeda dhacay Magdolena ayaa sheegtay in Bartilmaameydka labada dhuumeyd aysan aheyn weerar si toos ah looga beegsaday Dalka Sweden.

Ann Linde oo ah Wasiirada Arimaha Dibada ayaa dhankeeda sheegtay in arintan looga baahanyahay baaritaan xoogan isla markana tahay Qaran dumis sida hadalka u sheegtay.

Dhuumaha la qarxiyay ayaa ah kuwa si aad ah ugu dhow Dalalka Denmark iyo Sweden iyadoo shalay lasoo bandhigay Muuqaalka ugu horeeyay ee Qaraxyada.

Xaalada Yurub ayaa ah mid faraha kasii baxeyso tan iyo markii uu qarxay Dagaalka Ukraine.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here