Home News in English Dowlada Finland oo ku Dhawaaqday Xiritaanka Xadka Dalkaasi ee Ruushka

Dowlada Finland oo ku Dhawaaqday Xiritaanka Xadka Dalkaasi ee Ruushka

0
Foto: Lauri Heino/AP

Finland ayaa xireysa xadka inta badan uu la wadaado Ruushka ee laga helo fiisaha dalxiiska, dowladda Finland ayaa ku dhawaaqday Khamiista maanta.

Mamnuucidda dalxiisayaasha Ruushka ayaa dhaqan galaysa laga bilaabo Jimcaha soo socota sida ay Dowlada Sheegtay.

Dadka shaqeeya ama wax baranaya, ama doonaya inay soo booqdaan qaraabada Finland, ayaa sii socon doonta in loo ogolaado inay galaan, sida uu yidhi wasiirka arrimaha dibadda Pekka Haavisto oo shir jaraa’id qabtay.

Finland ayaa qaadeysa dhoor tilaabo oo ku aadan Xaalada sii adkaaneyso ee ka taagan Dalkaasi Ruushka oo Dad badan kasoo tagayaan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here