Dhoor Darawalo ayaa diiday inay kaxeeyaan Tareenada mara dhulka hoostiisa sabab la xiriira in lagu dhajiyay Xayeysiin ku aadan Xisbiga SD.
Darawalada qaarkood ayaa sheegay...
Siyaasiyiinta Sweden ayaa si adag uga falceliyay toogashadii ka dhacday suuqa Emporia ee magaalada Malmö galabnimadii Jimcaha.
Sida laga soo xigtay Sydsvenskan, ra'iisul wasaaraha Magdalena...
1-da sebtembar, laba isbeddel oo lagu sameeyay sharciga caymiska caafimaadka ayaa dhaqan galaya, sida ay shaacisay Hay'adda Caymiska Bulshada.
Mid ka mid ah isbeddelka sharciga...
Maxkamada Stokcholm ayaa ugu danbeyn Xukun ku riday labo nin oo doonayay inay lacag dhan 168 milyan ka dhoofiyaan Garoonka diyaaradaha Arland.
Labada Nin ayaa...
Doodii uu arbacadii qabtay wargeyska Aftonbladet ee madaxda xisbiyada baarlamaanka ayaa goob joog ka ahaa muran dhex maray wariye Robert Aschberg iyo madaxa xisbiga...
Ra'iisul wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa mar kale kicinaysa muran ka taagan dalkeeda ka dib markii ay fideen muuqaalo qoob ka ciyaar ah oo...
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa sheegay in socdaalka magangelyo doonka ay Sweden ku baxdo 93 bilyan oo koron sannadkii.
Xisbigu waxa uu tirokoobkiisa ku saleeyay daraasad...
Booliska Dalka Sweden gaar ahaan qeybta Järva ayaa sheegay Sababaha keenay inay yaaraadaan Toogashooyinka ka dhici jiray Nawaaxigaasi.
Afayeenka Booliska Järva oo arintan wareysi ka...
Dawladdu ayaa maanta ku dhawaaqday inay doonayso inay hirgeliso ka-hortagga qiimaha sarreeya ee qiimaha korontada ee dhanka Qoysaska.
Dowlada Waxay sheegtay inay isticmaali doonto...
Wasiirka difaaca ee Ruushka Sergei Shoigu ayaa dhaleeceeyay xanta warbaahinta ee ah in Ruushku u adeegsan doono hubka Nukliyeerka ah ee Ukraine.
Mar uu khudbad...














