Home News in English Waxa uu isku dhigay Baska isagoo Xiran Suunka Nuuca Qaraxyada ” Dhacdo...

Waxa uu isku dhigay Baska isagoo Xiran Suunka Nuuca Qaraxyada ” Dhacdo ka dhacday Magaalada Humberg

0

Dhacdo layaab ah ayaa ka dhacday Dalka Germalka gaar ahaan Magaalada Huberg kadib markii nin sitay Suunka Qaraxyada uu isku dhigay mid kamid ah Basaska ka shaqeeya Magaalada.

Ninkan ayaa hor istaagay ä Baska waxana uu tusay Suunka oo u muuqday nuuca lagu xiro walxaha qarxa.

Rakaabka Baska ayaa la xiriiray Booliska kuwaasi oo durbadiiba soo gaaray goobta isla markana qabtay ninkaasi waxana meesha ay ka kaxeeyeen Dadkii saarnaa gaariga.

Falkan kadib Booliska Germalka gaar ahaan Humberg ayaa soo saaray warbixin ku aadan Baaritaanka ninka la qabtay.

Dhacdada layaabka ah ayaa aheyd in Ninkan uu suunta ku watay Qalab Macmal ah uu isku xiray sida Rebotka nuuca caruurta ku ciyaarto.

Warbaahinta Germalka ayaa sheegay in Ninkan uu asal ahaan kasoo jeedo Germalka isla markana Booliska Fasaxeen Baaritaanka kadib

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here