Wednesday, April 29, 2026
Gabar 16 jir ah oo sweden u dhalatay oo lagu magacaabo Sandra Svensson ayaa la toogtay intii lagu guda jiray weerarkii lagu qaaday xarunta...
Saddexda wasiir ee gaashaandhigga Sweden, Denmark iyo Norway ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Malmö, taasoo qayb ka ah iskaashiga qotoda dheer ee ka...
Qaxootiga waxay badbaadiyeen adeegyadii guriga ee degmada, la'aantoodna ma heli lahayn adeegyadan sida ay hadda yihiin," ayay tiri Anna Trovast, oo ah agaasimaha arrimaha...
Tirada dhalmada dalka Sweden ayaa hoos u dhacday, waxayna gaartay heerkii ugu hooseeyay muddo ka badan 20 sano, sida lagu sheegay tirakoob cusub, oo...
Booliska gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka ayaa baaraya in afar dil oo Muslimiin loogu geestay gobolkaasi ay xiriir leeyihiin Booliiska magaalada Albuquerque ayaa Jimcihii...
Sarkaal kale oo Ruushku u magacaabay magaalada Kherson ee la haysto ee Ukraine ayaa lagu dilay isku day dil. Vitalij Hura, oo ahaa guddoomiye ku...
Saraakiisha Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyay isu soo dhawaanshaha Ruushka iyo Turkiga, iyagoo ka digay in Turkiga uu isu rogo goob ganacsi oo...
Xisbiga "Sweden Democrats" ayaa bilaabay inuu baaritaan ku sameeyo mid ka mid ah ku xigeenadiisa baarlamaanka, ka dib markii uu soo diray muuqaal galmo...
Midowga Yurub ayaa muujiyay walaaca "ba'an" ee ku aaddan xiisadda dhowaan ka dhacday Israa'iil iyo Gaza, iyagoo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in...
Fannaan caan ah oo u dhashay Ruushka Evgeny Fedorov, oo iska dhiibay Sweden bishii Maarso ee la soo dhaafay ka dib markii uu dhaleeceeyay...