Ruushka ayaa ku eedeeyay ciidamada Ukraine inay weerareen xarunta tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhya, Ukraine ayaa ku eedeysay Ruushka inuu weeraro ka geystay meel u...
Haweenka ku nool Dalka Sweden isla markana dhala caruurta badan ayaa noqotay dooda u dhaxeysa Xubnaha siyaasiyiinta ee matala Lövgärdet.
Siyaasiyiinta Deegaanka ayaa isku raacay...
Milatariga Taiwan ayaa sheegay in tiro badan oo diyaarado iyo maraakiib Shiinees ah oo ka qeyb qaadanaya dhoolatus militari ay u muuqdeen kuwo isku...
Dowlada Giriiga ayaa u gacan galisay Maraykanka nin u dhashay dalka Ruushka oo lagu eedeyay inuu lacago sharci daro ah sameeyay kadib markii laga...
Cadhada Shiinaha ee ka dhalatay booqashadii Nancy Pelosi ee Taiwan ayaa laga yaabaa inay isu bedesho iska horimaad militari.
Digniintu waxay ka timid geopolitics sida...
Gantaalada Shiinaha ayaa lagu garaacay Taiwan intii uu socday dhoolatuska milatari ee Shiinaha uu ka sameeyay jasiiradda, sida ay ku warrantay warbaahinta Shiinaha.
Meng Xiangqing,...
Maamulka Shiinaha ayaa soo rogi doona cunaqabateyn ka dhan ah hogaamiyaha Aqalka Wakiilada Mareykanka, Nancy Pelosi. ee ku aadan booqashadeedii Taiwan horaantii usbuuca.
Sidaa waxaa sheegtay...
Qarax xooggan ayaa goor barqo ah laga maqlay xaafadda Peresburg ee magaalada Malmö.
ooliska Sweden ayaa sheegay in qarax lala beegsaday albaabka laga galo dhismo...
Qiimaha cunnada ayaa kor u sii kacaya ilaa heerar cusub oo Iswiidhan ah, kaas oo bishii Luulyo la diiwaan geliyay kororkii ugu badnaa ee...
Hoggaamiyaha xisbiga Konserfatifka, Ulf Kristerston, ayaa dawlad uu hoggaamiyo xisbigiisu u arkay inay tahay beddelka keliya ee lagu kalsoonaan karo.
Waxa uu khudbad uu ololaha...













