Home News in English Booliska Norway oo Qabtay labo nin oo ka danbeeyay toogasho ka dhacday...

Booliska Norway oo Qabtay labo nin oo ka danbeeyay toogasho ka dhacday Oslo

0
Photo: Håkon Mosvold Larsen / NTB

Booliska magaalada Oslo ayaa shalay xabsiga dhigay labo nin oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen toogasho ka dhacday baar ku yaala magaalada Oslo bishii June ee sanadkan.

Sidaasi waxaa boolisku uu ku sheegay warsaxaafadeed ay soo saareen warbaahinta Norway ee VG.

Dadkan ayaa lagu xiray Oslo waxaana lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen falal argagixisanimo.

– Nin 40 jir ah oo haysta dhalasho Soomaaliya . iyo Ninka kale oo 30 jir oo haysta dhalashada Norway . Labada ninba boolisku waa ay yaqaaniin waagii hore. Labaduba waxay ku nool yihiin magaalada Oslo sida lagu sheegay warsaxaafadeedka .

Jimcihii, dacwad oogaha booliska Børge Enoksen ayaa sheegay in Islaamiyiinta Norway Arfan Bhatti si caalami ah loo raadinayo laguna soo oogay inuu ku lug lahaa falal argagixisanimo. Lama xidhin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here