Thursday, April 2, 2026
Ra’iisul wasaaraha Norway Jonas Gahr Stoere ayaa ku dhawaaqay in la kordhinayo heerka feejignaanta ciidamada difaaca Norway laga bilaabo maanta. " Dagaalka gardarada ah ee Ruushka ee Ukraine waxa uu...
Sanadkii 2016 Wixii ka danbeeyay Dad badan oo Qaxooti ah ayaa gaaray Dalka Ireland waxana badankooda ay heleen sharciga halka kuwa sharciga heesta ee...
Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhintay in ka badan 300 oo qofna waa ay ku dhaawacmeen qaraxyadii ka dhacay xarunta wasaaradda waxbarashada ee...
Baarlamaanka Midowga Yurub iyo Golaha Wasiirada ayaa Khamiistii isku raacay in aan EU-da lagu iibin doonin baabuurta cusub ee shidaalka iyo naaftada laga bilaabo...
Baarlamaanka Woqooyiga Ireland ayaa ku guul daraystay in ay ku heshiiyaan afhayeen cusub iyo in la helo xukuumad cusub waqtigii loogu talagalay. Tani waxay ka...
Elon Musk, ninka ugu hodansan adduunka ayaa kusoo gaba gabeeyay $44bn, oo u dhiganta (£38.1bn) oo uu kula wareegay shirkadda Twitter-ka, sida ay sheegtay...
Dowladda oo taageero ka heleysa xisbiga Sverigedemokraterna ayaa maanta oo Khamiis ah soo bandhigtay hindiseheedii ugu horreeyay ee miisaaniyadda cusub. Hindisaha ayaa la xiriira...
Dawladdu Sweden waxay maanta ku dhawaaqday wax ay ugu yeertay “tallaabadii ugu horreysay” ee lagu soo jeedinayo in dadka deegaanka laga caawiyo qiimaha sarreeya...
Booliska Denmark ayaa sheegay in wiil 23 jir ah uu dhintay ka dib markii lagu toogtay meel u dhow degmada Christiania ee magaalada Copenhagen...
Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Israa’iil ayaa ka wada hadlay diyaarada aan duuliyaha laheyn ee Iran ay siiso Ruushka iyo khatarta ay ku heyso Ukraine, markii...