Ad
Baarlamaanka Midowga Yurub iyo Golaha Wasiirada ayaa Khamiistii isku raacay in aan EU-da lagu iibin doonin baabuurta cusub ee shidaalka iyo naaftada laga bilaabo sanadka 2035-ka.
AD
Baarlamaanka Midowga Yurub iyo Golaha Wasiirada ayaa Khamiistii isku raacay in aan EU-da lagu iibin doonin baabuurta cusub ee shidaalka iyo naaftada laga bilaabo sanadka 2035-ka.
– Waxa aanu hadda soo gebagebaynnay wada xaajoodkii ku saabsanaa heerka qiiqa baabuurta, ayuu Twitter ku qoray Pascal Canfin, oo madax ka ah guddiga deegaanka ee baarlamaanka Midowga Yurub.
– Go’aan taariikhi ah oo EU-da ee cimilada, kaasoo xaqiijinaya yoolka boqolkiiba 100 baabuurta aan qiiqa hawada laga saarin sannadka 2035, ayuu raaciyay. Afhayeen u hadlay Jamhuuriyadda Czech, oo haya xilka madaxtinimada, ayaa xaqiijiyay heshiiska.
Go’aanka ayaa dib loo qiimeyn doonaa sanadka 2026. Mamnuucida ayaa qeyb ka ah qorshaha Midowga Yurub uu ku dhimayo 55 boqolkiiba gaaska aqalka dhirta lagu sii daayo sanadka 2030, marka la barbardhigo heerarkii 1990-kii. Hadafka mustaqbalka fog waa dhexdhexaadnimada cimilada 2050.
Cookie | Duration | Description |
---|---|---|
cookielawinfo-checbox-analytics | 11 months | This cookie is set by GDPR Cookie Consent plugin. The cookie is used to store the user consent for the cookies in the category "Analytics". |
cookielawinfo-checbox-functional | 11 months | The cookie is set by GDPR cookie consent to record the user consent for the cookies in the category "Functional". |
cookielawinfo-checbox-others | 11 months | This cookie is set by GDPR Cookie Consent plugin. The cookie is used to store the user consent for the cookies in the category "Other. |
cookielawinfo-checkbox-necessary | 11 months | This cookie is set by GDPR Cookie Consent plugin. The cookies is used to store the user consent for the cookies in the category "Necessary". |
cookielawinfo-checkbox-performance | 11 months | This cookie is set by GDPR Cookie Consent plugin. The cookie is used to store the user consent for the cookies in the category "Performance". |
viewed_cookie_policy | 11 months | The cookie is set by the GDPR Cookie Consent plugin and is used to store whether or not user has consented to the use of cookies. It does not store any personal data. |