Saturday, July 4, 2026
Saddex dumar ah oo Denmark ku soo laabtay oo ka yimid Suuriya ayaa loo haystaa dambiyo argagixisanimo iyagoo ka qayb qaadanaya dhaqdhaqaaqyada ISIS. Haweenkan (33, 35 iyo 38 sano...
Dowladda oo kaashaneysa xisbiga SD ayaa horraanta sanadka soo socda ka dhigi doonta tirada qaxootiga kootada mid aad uga yar tirada hore iyadoo taasi...
Dowlada Norway ayaa Qaxootiga Dalkaasi iska dhiiba ee ku jira xaruumaha Qaxootiga waxay kaalmo ahaan u siisaa lacag gaareysa 2044 kr bishii taasi oo...
Waxaa jira ugu yaraan shan carruur ah oo ka mid ah 22 qof ee dhintay ka dib markii doon ay saarnaayeen muhaajiriin ay ku...
Ra'iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa laga toogtay lugta isagoo khudbad jeedinayay Khamiista maanta. Eedeysanaha dilka geystay ayaa la dilay. Khan ayaa la...
Dawladdu Sweden ayaa maanta soo bandhigaysaa laba maalgelin miisaaniyadeed oo loogu talagalay tallaabooyinka taageerada ee dugsiga si loo helo jawi dugsi oo ammaan ah...
Dadka degan saddex Gobol oo Japan ah ayaa loo sheegay inay gabaad galaan ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay gantaalo cusub ridday Khamiistii. Mid...
Haweeney 21 jir ah oo lagu waayay magaalada Vetlanda ee dalka Sweden labo todobaad ka hor ayaa meydkeeda la helay, sida ay booliisku xaqiijiyeen. Haweeneyda...
Ra’isal wasaaraha dalka Denmark Mette Frederiksen, oo si dirqi ah ugu guulaysatay doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday Salaasadii, ayaa sheegtay inay boqoradda u...
Dowlada Cusub ee Sweden ayaa dhawaan ku dhawaaqday Sharciga lagu joojinayo Xaquuqda dadka qaar u helaan turjumaanka iyadoo ula jeedka tahay in qofka uu...