Home Wararka Caalamka Qofkii 62aad oo Sanadkan Gudihiisa lagu dilay Dalka Sweden, Warbixinta Booliska oo...

Qofkii 62aad oo Sanadkan Gudihiisa lagu dilay Dalka Sweden, Warbixinta Booliska oo lagu sheegay

0
Foto: Rebecka Lindqvist/Sveriges Radio.

Xaafada Rinkeby ee Waqooyiga Dalka Sweden ayaa lagu toogtay mid kamid ah Kooxaha Gangiska ee ka dhisan Dalka.

Ninkan ayaa loo dilay tuhun la xiriira inuu ka danbeeyay Fanaanka hore loo dilay oo lagu magacaabo Einar.

Toogashadaasi kadib Waxana uu noqonayaa Qofkii 62aad ee Sanadkan gudihiisa lagu dilo Dalka Sweden sida uu sheegay Booliska.

Bilihii ugu danbeeyay Waxaa Sweden gaar ahaan Xaafada Rinkeby ka yaraaday Dilalkii isdaba jooga ee ka dhici jiray.

Ninka la toogtay oo dhaawac ahaan loo dhigay Isbitaalka ayaa markii danbe la shaaciyay inuu u dhintay Dhaawaca kasoo gaaray toogashada.

Dowlada Cusub ee Sweden ayaa hada wada dadaal ay ku dooneysa inay ku yareyso khilaafka ka dhaxeeya kooxaha Gangiska iyadoo soo saartay sharciyo kala duwan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here