Home Wararka Caalamka Waxaa Gurigiisa laga helay Lacag Badan, Qofka Dhawaan lagu toogtay Xaafada Rinkeby

Waxaa Gurigiisa laga helay Lacag Badan, Qofka Dhawaan lagu toogtay Xaafada Rinkeby

0
Foto Mikael Fritzon / TT

Habeenka Ciida Gaalada kadib Waxaa Xaafada Rinkeby lagu toogtay Nin Da’diisa lagu sheegay 30 sano jir.

Dilka ayaa dhacay Xili Subax ah Waxana Toogashada kadib uu ninkaasi ku dhintay isbitaalka isla galabka maalintaasi.

Sida uu ku waramayo Joornalka Aftonpladet oo soo xiganay Booliska Waxaa ninkan gurigiisa laga helay Lacag tiro badan iyo Dahab lagu qayaasay dhoor milyan.

Caadiyan Dambiyada Culus waxaan baaritaan ku sameenaa Guryaha ” Mats Erickson oo ka tirsan Booliska ayaa sidaasi u sheegay Warbaahinta.

Sida uu booliska sheegay ilaa hada ma jiro Qof loo qabtay toogashada ugu danbeesay ee dhacday.

Warbixin uu Booliska soo saaray shalay ayaa lagu sheegay in Sweden lagu toogtay 62 Qof marka lagu daro qofka ugu danbeeyay ee Rinkeby lagu dilay

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here