Saturday, July 4, 2026
Magaalada Gävle ee Dalka Sweden waxaa lagu toogtay dhoor qof iyadoo qofka u danbeeyay halkaasi lagu toogtay shalay oo Sabti  Aheyd. Rabshadaha ayaa salka ku...
Haweeney 20-sano jir ah ayaa nafteeda ku weyday kadib markii gaari ay saarneyd iyo gaari xamuul ah ay isku dheceen tunnel-ka Opera ee Oslo. Qaraabada...
Nin hubeesan ayaa khamiistii rasaas ku furay Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan, waxaana weerarkaasi Imran Khan kasoo gaaray dhaawac dhinaca lugta...
Dowladda cusub ee Sweden ayaa fulineysa dalabaadka Turkiga, waxayna iska fogeysay kooxaha Kurdiyiinta ee PYD iyo YPG oo xulafo dhow la ahaa Mareykanka iyo...
Dhammaan 7-dii qof ee la socday ayaa dhintay markii diyaarad helicopter ah ay ku burburtay koonfurta dalka Talyaaniga Sabtidii, sida ay sheegtay warbaahinta Talyaaniga. Diyaaradda...
ugu dabneyn Sweden ayaa xukun ku riday Haweeney dishay Saaxiibteed iyadoo dilka u isticmaashay Dubbe ama Burus. Maxkamada oo heshay cadeymo muuninaya falkan ayaa Haweeneyda...
Kuuriyada Waqooyi ayaa Sabtidii shalay afar gantaal oo riddada gaaban ku ridday badda, sida ay sheegeen militariga Kuuriyada Koonfureed. Milateriga Kuuriyada Koonfureed ayaa diiwaangeliyay in...
Markii ugu horeysay, Iran waxay qiratay inay ka iibisay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushka. Laakiin waxay ku adkaysanayaan in iibku dhacay ka hor dagaalkii...
Qeybta Dowlada u qaabilsan Xalinta deymaha ee Kronofogden ayaa heshay Nin Meyd ah markii ay tageen gurigiisa oo ku yaalla Kortedala. Ninkan ayaa meydkiisa laga...
Ururka mulkiilayaasha guryaha ayaa ku dhawaaqay in kirada Guryaha ay kordhin doonaan boqolkiiba 10 jiilaalkan, iyaga oo sabab uga dhigay sicir bararka iyo kor...