Saturday, July 4, 2026
Ra’iisul wasaaraha dalka Ulf Kristershon ayaa sheegay in dowladiisa ay la dagaalami doonto dambiyada iyo argagixisada. “Mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee dowladdan ay leedahay...
Märtha Louise ayaa ku dhawaaqday inay iskaga tagtay matalaada Boqortooyada Dalka Norway iyo Qoyska. Ka dib muddo dheer oo dhaleeceyn ah oo ka dhan ah amiirad...
Booliska Sweden ayaa bilaabay howlgalo culus kadib markii saaka nin lagu dhex toogtay gaarigiisa wadada Gårdsten ee Göteborg . "Nin meesha marayay ayaa na soo wacay ka...
Maanta oo Talaado ah waxaa dalka Mareykanka ka dhaceysa doorashada Barlamaanka ee Shacabka soo dooranayaan Baarlamaanku wuxuu ka kooban yahay laba qaybood oo kala ah...
Maanta oo Salaaso ah, dawladdu waxay ka hadlaysaa miisaaniyadeeda. Waa qorshe sida ay rabaan inay u isticmaalaan lacagta Iswiidhan sanadka soo socda. Waa kuwan qaar...
Wasiirka socdaalka ee dalka Canada ayaa shaaca ka qaaday in dalka Canada looga baahan yahay shaqaale dheeraad ah. ‘eeg, way fududahay, Waxaan u baahanahay dad...
Dowlada Turkiga ayaa iska fugeesay inay Caawiso Kooxaha Kurdiyiinta ee Turkiga Dagaalka kula jira. Turkiga ayaa dalbanaya in Sweden ay joojiso taageerada ay siiso ururada...
Dowladda iyo xisbiga Sverigedemokraterna waxay rabaan shaqaalaha ka shaqeeya daryeelka dadka da'da ah inay yaqaaniin luqadda iswiidhishka. Waa inay noqotaa shuruud. Waa in hadda la...
Ukrain ayaa aad ugu faraxsan in dalkaasi uu helay gantaalada lidka diyaaradaha ee Norway ay samaysay, waxayna Norway uga mahadcelinaysaa gacan ka gaysatay. Isniintii, ku...
Försäkringskassan iyo Svenska kraftnät ayay dowladdu u wakiishay in ay isu diyaariyaan in ay awood u yeeshaan in ay bixiyaan taageerada macaamiisha korontada ee...