Home Wararka Caalamka Sweden oo soo rogtay Sharuudo Cusub iyo Dalal la Mamnuucay soogalitaankooda

Sweden oo soo rogtay Sharuudo Cusub iyo Dalal la Mamnuucay soogalitaankooda

0

Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday Xayiraadii ugu horeesay oo dhanka Corona ah kadib dhoor bilood oo hore loo qaaday.

Xayiraada Cusub ayaa ku socota Dadka kasoo safaraya Dalka Chinaha kuwaasi oo Qasab tahay inay Corona Test heestaan marka ay soo galayaan Dalka.

Wasiirka Arimaha Bulshada Sweden oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay arintan waxana uu sheegay in loo baahanyahay Corona Test Madamada Qaar sida China marka la eego Xaalada taagan.

Dalal badan oo Yurub isla markana uu ku jiro dalka Mareykanka ayaa soo rogay Xaalad lamid ah Mid Sweden.

China ayaa laga soo sheegayaa Xaalad Corona oo Qatar ah iyadoo Gobolada wadankaasi qaarkood lagu soo rogay Xayiraad.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here