Home Wararka Caalamka Denmark oo Xir xirtay 100 Qof oo lagu eedeeyay inay Lunsadeen Lacago

Denmark oo Xir xirtay 100 Qof oo lagu eedeeyay inay Lunsadeen Lacago

0
(Foto: Ida Marie Odgaard/Ritzau Scanpix)

Dowlada Denmark ayaa ku dhawaaqday inay Xabsiga dhigtay 100 Qof oo lagu eedeeyay lunsashada lacago.

Dadka la xiray ayaa lagu heestaa inay lunsadeen lacago loogu talagalay Dadka waayeelka waana sababta keentay arintaasi.

Torben Sferrer oo u hadlay Booliska ayaa warbaahinta u sheegay dadkaasi gaaraya 100 Qof ee la xiray.

Waxa uu sheegay in Dadka qaarkood damiin lagu siidaayay xili uu socdo baaritaano kala duwan.

Dowlada ayaa la filayaa in ay baaritaanka kadib shaaciso dambiyada lagu geesto dadkaan kor u dhaafaya 100 Qof ee lunsada lacagta dadka waayeelka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here