Home Wararka Caalamka Qarax ka dhacay Magaalada Norrköping ee Dalka Sweden

Qarax ka dhacay Magaalada Norrköping ee Dalka Sweden

0
Photo/SWEPIX / Blåljusbilder

Qarax ayaa ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Norrköping ee Dalka Sweden sida uu ku waramayo Joornalka Aftonbladet.

Qaraxa ayaa geestay burbur xoogan mana jirto Qasaaro Nafeed oo ka dhalatay marka laga reebo waxyaabo laga helay goobta oo qaraxa sababay kaasi oo baaritaan lagu hayo.

Si lamid ah Caasimada Stockholm waxaa dhawaan ka dhacay Qaraxyo iyo Dilal kala duwan oo Xiriir ka Dhaxeeyay

Dowlada ayaa wada Qorshayaan lagu joojinayo Rabshadaha Kooxaha Gangiska kuwaasi oo Dhexdooda isku geesta Dilalka

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here