Home Wararka Caalamka Canshuurta oo laga dhaafayo Shirkadaha Sida ay Dowlada Sweden Shaacisay Maanta

Canshuurta oo laga dhaafayo Shirkadaha Sida ay Dowlada Sweden Shaacisay Maanta

0

Heerka Korontada Sweden ayaa ah mid aad u sareeya Taasi oo keentay in Saameyn ku yeelato Shirkadaha Wadanka.

Dowlada ayaa maanta soo jeedisay Qorshe cusub oo sanadkan Canshuurta looga dhaafayo Shirkadaha si ay kaga kabtaan Dhaqaalo Xumada.

Wasiirka Maaliyadda Elisabeth Svantesson (M) iyo Wasiirka Tamarta iyo Warshadaha Ebba Busch (KD) oo shir jaraa’id qabtay maanta ayaa ku dhawaaqay go’anka Cusub.

Heerka Korontada sweden ayaa ah mid qaali ah iyadoo ugu wacantahay Xaalada Dagaal ee Ukraine.

Dowlada ayaana dhoor jeer balan-qaadyo sameesay taasi oo salka ku heysa in Qoysaska laga caawiyo Dhanka Korontada.

Ma Cada in Shirkada ay yareen karaan Qiimaha Korontada hadii dib looga dhigay Canshuurta sanadkan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here