Saturday, July 4, 2026
Arbacadii, Edwin Chiloba oo Kenyan ah oo u dhaqdhaqaaqa LGBT ayaa laga helay isagoo ku duuduuban sanduuq bir ah oo taalla waddo ku taal...
Ciidamada Ruushka ayaa weeraray magaalada Kramatorsk ee bariga Ukraine ka dib markii xabad joojin hal dhinac ah la rabay inay dhaqan gasho, sida ay...
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday Xayiraadii ugu horeesay oo dhanka Corona ah kadib dhoor bilood oo hore loo qaaday. Xayiraada Cusub ayaa ku socota...
Dowlada Denmark ayaa ku dhawaaqday inay Xabsiga dhigtay 100 Qof oo lagu eedeeyay lunsashada lacago. Dadka la xiray ayaa lagu heestaa inay lunsadeen lacago loogu...
Magaalada Malmö ee Dalka Sweden Maxkamad ku taalla ayaa xukun ku riday Aabo Asal ahaan kasoo jeeda dalka Suuriya. Xukunka ayaa yimid markii uu Aabaha...
Xisbiga SD ayaa shalay ku dhawaaqay in Dowlada kala shaqeenayaan in luuqada Hooyo laga joojiyo Dugsiyada Hoose. Dowladda ayaa maanta ka jawaabtay Qorshaha uu wado...
Faransiiska ayaa uga baahan doona tijaabada corona dhammaan rakaabka ka imaanaya Shiinaha. Tallaabadan ayaa la hirgelin doonaa 1da Janaayo, ayuu wasiirka gaadiidka Clément Beaune ku qoray...
Maalintii ugu dambeysay ee sanadka, Kuuriyada Waqooyi waxay ridday saddex gantaal oo ballistic ah, taasoo ahayd tijaabadii ugu dambeysay ee taxane dheer oo ay...
Dugsiyada Dalka Sweden waxaa lagu bartaa luuqada Dalka Hooyo taasi oo ah Qorshe Dowlada dajisay oo muda shaqeenaya. Luuqada la barto waxaa kamid ah Luuqada...
Shalay oo Arbaco ah Qarax ayaa ka dhacay Caasimada Stockholm gaar ahaan Koonfurta Caasimada. Sida Warbaahinta tabineyso Qaraxa ayaa ka dhacay guri dabaq ah oo...