Friday, November 6, 2026
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay xarunta ugu weyn ee Jaamacadda Michigan State University ee dalka Mareykanka, halkaasoo uu ku dilay saddex qof, shan...
Dawladdu ayaa go’aansatay in aan loo kordhin xilka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka, Michael Rebenvik, si uu xilka uga tago dhammaadka May ee soo...
Baaritaan uu maanta daabacay TV-ga Sweden ayaa lagu ogaaday in shantii sano ee ugu dambeysay Sweden laga dhoofiyay 916 caruur ah . Baaritaanku waxa uu...
Haweeney 50 jir ah ayaa u dhimatay dhaawac ka soo gaaray rasaas lagu toogtay magaalada Örebro shalay fiidkii. Haweeney kale oo 25 jir ah ayaa...
Qorhaha lagu tijaabiyo shaqaalaha daryeelka caafimaadka ee leh calaamadaha covid-19 ayaa meesha laga saarayaa 15ka Febraayo, sida uu qoray wakaalada caafimaadka dadwaynaha war saxaafadeed. Sharciga waxaa...
In ka badan 21,700 oo qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dhulgariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya. Dhimashada ayaa wali la filayaa inay korodho. Ilaa...
Labo qof oo kala ah wiil 18 jir ah iyo wiil 17 jir ah ayaa lagu helay dambi ah inay gabar aan qaangaar ahayn...
In ka badan 15,000 oo qof ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dhulgariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya, sida ay sheegayaan...
Booliiska Stockholm ayaa diiday codsi ah in lagu gubo Qur’aanka bannaanka safaaradda Turkiga ee caasimadda Stockholm. Booliska ayaa wada hadal la yeeshay hay’adda nabadsugidda ee Säpo, waxayna qiimeeyeen in nidaamka guud...
Dawladdu ayaa soo bandhigeyaa shuruudo mushahar sare leh oo loogu talagalay socdaalka shaqada. xisbiyada talada haya iyo SD ayaa isku khilaafsan samaynta wax ka reebis...