Saturday, July 4, 2026
Wiil 16 sano jir ah iyo nin 19 jir ah ayaa dhowr jeer lagu tooriyeeyay dmagaalada Copenhagen habeenkii Christmas-ka. Ujeedada ma cadda. Labaduba waa dhaawac...
Nin hubeysan ayaa Jimcihii saddex qof ku dilay xarun dhaqan iyo maqaayad u dhow oo ay leeyihiin Kurdiyiinta, bartamaha magaalada Paris, taasi oo dhalisay...
Hay'ada Laanta Socdaalka ayaa go'an ku gaartay inay Musaafuriso Laura oo ah Gabadh yar oo 10 sano jir ah go'ankaasi oo ahaa mid horay...
Dood xoogan ayaa ka taagan Doomaha Ama Maraakiibta garkaarka ee Bada Mediterranean kasoo badbaadiya Tahriibayaasha ku soo wajahan Yurub. Khilaafka xoogiisa ayaa salka ku haya...
Maanta oo Talaado ah waxaa la xiray Qaar kamid Iskuulada Sweden halka Basaska qaarkood la jooojiyay iyadoo Sabab ugu weyn ay tahay Siibashada ama...
Bulent Kines oo turkiga u dhashay ayaa ugu danbeyn Xukun laga Gaaray Go'ankiisa u wareejinta Dalka Turkiga. Maxkamada Sare ayaa go'an ku gaartay in Bulent...
Sanadka Sii dhamaanaya Waxaa la gaaray Xiliga dadka ay celinayaan ama ay helayaan Canshuurta Sanadkan iyadoo Dadka loo diray Canshuur Xisaabinta. Waaxda Canshuurada Norway ee...
iyadoo ka hadleysa Munaasibad ka dhacday Solna kuna aadan Ciida Crismiska ayay ka hadashey Qiimaha Korontada iyo Qaabka looga caawin karo Dadweynaha Sweden. Xisbiga S...
Ilmo yar ayaa dhintay kadib markii dooni tahriibayaal ah oo ay saarnaayeen 34 qof ay ka tagtay dalka Turkiga kuna sii jeeday dalka Giriiga...
Hay'ada Laanta Socdaalka Dalka Sweden ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid Gudiga Cadaalada Barlamaanka Sweden. Gudiga Cadaalada Barlamaanka Sweden ayaa dhawaan laanta Socdaalka ku dhaliilay...