Home Wararka Caalamka Ruushka oo Weerar ku qaaday Mareegaha Garoomada Diyaaradaha Germalka

Ruushka oo Weerar ku qaaday Mareegaha Garoomada Diyaaradaha Germalka

0
Photo: Andreas Franke/picture-alliance

Koox burcad ah oo Ruush ah ayaa sheegtay in ay curyaamiyeen mareegaha lix garoon diyaaradeed oo Jarmal ah subaxnimadii Khamiista.

Kooxda Killnet ayaa ku qortay barta Telegram in mareegaha madaarka ay hoos u dhaceen,  sida uu qoray VG .

Wargeysku waxa uu eegay mareegaha garoommada diyaaradaha ee Düsseldorf, Hannover iyo Dortmund waxana uu xaqiijiyay in kuwani ay hoos u dhaceen 8.15 subaxnimo.

Intaa waxaa dheer, kooxdu waxay sheegtay in ay xirtay mareegaha Erfurt Bindersleben, Nuremberg iyo Karlsruhe/Baden-Baden.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here