Dowlada Sweden oo Maanta Shir Jaraa'id qabatay ayaa ku soo bandhigtay Tilaabo Cusub oo Dadka qaar looga Ceshanayo Sharciga Deganaanshaha Rasmi iyo Ogolaanshaha Shaqada.
Wasiirada...
Maxkamada Magaalada Götenborg ayaa maanta xukun ku riday nin Da'diisa lagu sheegay 20 sano jir oo geestay Fal toogasho ah.
20 sano jirkan ayaa toogasho...
Tijaabada Luuqada ee Degmooyinka Qaar ayaa ka bilowday Wadanka Sweden iyadoo ula jeedka yahay in Shaqaalaha ka shaqeeya goobaha Daryeelka laga hubiyo luuqadooda.
Dowladii hore...
Dhawaanahan Waxaa Sweden ka taagan wal-wal soo wajahay waalidka Ajaanibta ee Caruurta ku heesta Dalka kuwaasi oo dhibaato ka dareemaya dhanka Adeega Bulshada oo...
Iran ayaa fulisay xukunkii labaad ee lagu fuliyay qof ka mid ahaa dadkii ka qeyb galay mudaaharaadyadii ka dhacay dalkaasi, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta...
Si looga daweeyo dhalinyarada Maadada Hashiiska isla markana noqoto wado loogu maro ayuu Xisbiga Kristdemokrat waxa uu soo jeediyay talo ku aadan in la...
Raisal Wasaaraha Sweden oo dhinac taagan yihiin Qaar kamid ah Wasiiradiisa ayaa maanta ku dhawaaqay Xaala deg deg ah oo Sweden soo wajahday
Ulf Kristersson...
Dhawaan Dowlada ayaa shaacisay in ay wado Qorshe Sharciga Deganaanshaha Rasmiga looga Ceshanayo Dadka Magangayo doonka ah ee Dalka ku Nool.
Wasiirada Socdaalka Sweden Maria...
Shalay waxaa lasoo saaray liiska Musharixiinta Golaha Deegaanka Oslo ee Xisbiga Hoyre ee Doorashada Golaha Deegaanka Oslo ee Sanadka 2023.
Liiska Musharixiinta waxaa kasoo muuqday...
Dowlada Cusub ee Sweden ayaa tan markii lasoo dhisay balan-qaaday isbadalo Cusub oo lagu soo kordhinayo Dhanka Socdaalka iyo Arimaha soo galotiga.
Dhawaan ayay dowlada...
















