Home Wararka Caalamka Booliska Sweden oo diiday Codsi lagu gubi Lahaa Quraanka Qariimka

Booliska Sweden oo diiday Codsi lagu gubi Lahaa Quraanka Qariimka

0

Booliiska Stockholm ayaa diiday codsi ah in lagu gubo Qur’aanka bannaanka safaaradda Turkiga ee caasimadda Stockholm.

Booliska ayaa wada hadal la yeeshay hay’adda nabadsugidda ee Säpo, waxayna qiimeeyeen in nidaamka guud iyo amniga aan la dammaanad qaadi karin haddii mudaaharaadku dhaco. 

Qofka codsiga soo gudbiyay wuxuu rabay inuu sameeyo bannaanbaxa 12 duhurnimo ee Khamiista.

Horaantii maanta oo Arbaca ahayd ayay hay’adda nabadsugiddu shaacisay in ay kordheen hanjabaadaha ka dhanka ah Sweden, taas oo ka dhalatay gubashada Qur’aanka kariimka ah ee lagu gubay bannaanka safaaradda Turkiga.

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ayaa dhaleeceeyay booliiska Stockholm wuxuuna yiri: “Ma ahayn in ay fasax siiyaan waqtigaas si ay u tixraacaan danaha ammaanka ee Sweden.

Booliisku waxay sheegeen in uusan ahayn Rasmus Paludan oo ka tirsan midigta-fog, oo dalbaday fasax si uu markan u mudaharaado, wuxuuna sheegay in uu yahay “qof caadi ah oo matalaya urur 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here