Home Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay afar gantaal oo nooca Cruise-ka ah

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay afar gantaal oo nooca Cruise-ka ah

0

Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay fiidnimadii Khamiista afar gantaal oo istiraatiji ah, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Kuuriyada Koonfureed ee Yonhap.

Gantaaladaasi waxay ku duuleen meel 2,000 kilomitir dul heehaabaysa badda Japan, sidaas waxaa qoray wargeyska Kuuriyada Waqooyi ee Rodong Sinmun.

– Dhoolatusku waxa uu muujinayaa in diyaargarowga dagaalka ee ciidamada hubka Nukliyeerka ah ee Kuuriyada Waqooyi dhinac walba uu taageerayo awoodda weerar-celinta nukliyeerka ee ka dhanka ah ciidamada cadawga, sidaas waxaa sheegtay wakaaladda wararka ee Kuuriyada Waqooyi ee KCNA.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here