Home Wararka Caalamka Dowlada Mareykanka oo ku Dhawaaqday Sharci Cusub oo Tahriibayaasha Imaanaya Go’an looga...

Dowlada Mareykanka oo ku Dhawaaqday Sharci Cusub oo Tahriibayaasha Imaanaya Go’an looga gaarayo

0

Dowlada Mareyakanka ayaa soo saartay Sharci Cusub oo ku aadan dadka dalkaasi imaanaya ee kasoo galaya dhanka Xaduuda.

Sharciga ayaana ah mid looga hortagayo Qul-Qulka Qaxootiga kasoo galaya dhanka Xaduuda kuwaasi oo buux dhaafiyay Mareykanka Sanadkii ugu danbeeyay iyadoo Dowlada ay dhoor jeer go’ano soo sartay.

Sharciga Cusub ayaa dhigaya in Qof walbo oo dalkaasi kasoo galaya xadka uu diiwaangaliyo Taleefankiisa Smartiga ah si looga diiwaangaliyo xogta ku qarsoon iyo goobaha uu soo maray.

Xogtan ayaana loo isticmaalayaa in go’an looga gaaro in lagu siiyo ogolaansho shaqo laguuna ogolaado inaad inaad dalka gasho.

Dowlada ayaana sida cadiga ah u baahan inaad hesho qof damiin kaa ah dhanka dhaqaale iyo hadii lagu baahdo.

Maxaa dhacaya Hadii aadan Diiwaangalin

Dowlada ayaa isla markiiba dib kuugu celineysa Xadka Mexico ama Panama ee markii hore kasoo gashay iyadoo Dowlada Mexico ay markaasi dib kugu celineyso Halka markii hore aad gashoo gashay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here