Home Wararka Caalamka Mucaaradka Turkiga oo isku raacay musharax madaxweyne oo la tartama Madaxweyne Erdogan

Mucaaradka Turkiga oo isku raacay musharax madaxweyne oo la tartama Madaxweyne Erdogan

0
Foto: AP/TT

Mucaaradka dalka Turkiga ayaa ugu dambeyn isku raacay cidda la tartameysa Recep Tayyip Erdogan doorashada madaxtinimo ee dhici doonta bisha May. Waxaa la filayaa inuu noqdo Kemal Kiliçdaroglu.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here