Friday, April 26, 2024

Shirkada Diyaaradaha SAS oo maanta 75 Sano jirsatay, Maxaad kala socotaa Wadanka laga leeyahay

0
maanta waxaa 75 sano kasoo wareegatay markii la aas aasay shirkada SAS oo fadhigeedo ugu weyn yahay Sweden waxana magaca shirkada laga soo gaabiyay...

Haweenka Uurka leh ee Denmark oo hada la talaali karo

0
Qiyaastii 100,000 haween uur leh iyo naasnuujin ah oo ku nool Danmark ayaa hadda la siin karaa tallaalka loo yaqaan 'corona tallaal', sida uu...

Sweden oo Kaalinta 9-aad kaga jirta Wadamada ugu taajirsan Aduunka

1
Warbixin lasoo saaray dhawaan ayaa lagu sheega tirada Wadamada ugu horeeya caalamka ee dadkooda ugu taajirsan. Dalka Switzerland ayaa ah Dalka ugu taajirsan Caalamka Dadkooda...

Denmark: Xaafad walbo waxaa loo ogolyahay inay dagaan Boqolkiiba 30% oo Ajaanib ah

1
Dalka Denmark oo ah Dalka ugu adag dhanka Qaxootiga waqtiga la joogo waxa uu soo saaray sharciyo cusub kuwaasi oo ku qotoma Qaxootiga wadanka...

Denmark oo soo saartay Qorshe xoog loogu rarayo Ajaanibta degan Xaafada Qaar

0
Dowlada Denmark ayaa soo saartay qorshe dhibaato ku ah Dadka ajaanibta ee ku sugan Dalkaasi waxana ugu danbeeyay Sharciga Qaxootiga lagu dajinayo wadan ka...

Ylva Johansson ” Denmark waxay Carqaladeeneysaa Sharciga Geneva ee Yurub ”

0
Ylva Johansson oo ka tirsan Gudiga Midowga Yurub ee Arimaha gudaha ayaa ka hadashey dhibaatada ka dhalatay sharciga dhawaan uu Ansixiyay Barlamaanka Denmark. Sharcigan oo...

Barlamaanka Denmark oo ogolaaday Sharci Cusub oo Qaxootiga ah

0
ugu danbeyn Barlamaanka Denmark ayaa ogolaaday sharci Cusub oo lagu wajahayo qaxootiga ku cusub Dalka ee doonaya magangalyo siyaasadeed nuuc walbo. Sharciga ayaa dhigaya in...

Midowga Yurub oo Sharciyo Adag ku soo rogay Fiisooyinka “Schengen” ee Safarada

0
Midowga Yurub wuxuu qaatay sharci lagu tilmaamay mid adag oo wax looga badalayo nidaamka macluumaadka fiisaha "Schengen" dalalkooda iyadoo laga jawaabayo wax ay ugu...

Rasmus Paludan oo loo ogolaaday Banaanbixii Malmö isagoo Khudbadiisa ku weeraray Islaamka

0
Kadib markuu helay ruqsad uu ku banaanbaxayo xaafadaha magaalada Malmö, siyaasiga xagjirka ah ee reer Denmark, Rasmus paluden, ayaa fiidnimadii shalay jeediyay khudbad xanaf...

Laga bilaabo Jimcaha Denmark oo Xayiraadaha qaadeysa dibna u fureysa Wadanka

0
Heshiis ay gaareen Xisbiyada wadanka waxaa la qaaday xayiraadaha saaran badi wadanka Denmark iyadoo sidoo kale la furay goobaha muhiimka ah ee wadanka ee...