Home Wararka Denmark Shirkada Diyaaradaha SAS oo maanta 75 Sano jirsatay, Maxaad kala socotaa Wadanka...

Shirkada Diyaaradaha SAS oo maanta 75 Sano jirsatay, Maxaad kala socotaa Wadanka laga leeyahay

0
(Foto: NF © Scanpix Denmark)

maanta waxaa 75 sano kasoo wareegatay markii la aas aasay shirkada SAS oo fadhigeedo ugu weyn yahay Sweden waxana magaca shirkada laga soo gaabiyay Scandinavian Airlines Aystem.

Shirkada waxaa iska leh Wadamada Sweden, Denmark iyo Norway kadib markii ay isku tageen Saddexda diyaaradood ee kala ah Danske Luftfartselskab, Norske Luftfartselskap iyo Svensk Interkontinetal Lufttrafik.

Mudada ay jirtay shirkada waxay hormarisay duulimaadyada Caalamka gaar ahaan yurub iyadoo safar ku tagta dhoor wadan oo caalamka ah.

Waqtigan oo lagu jiro xaalad dhaqaalo xumo shirkada ayaa caawin ka heshay saddexdan wadan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here