Friday, April 19, 2024

Musaafurinta Qaxootiga Denmark ku sugan oo Mudaaharaad ka abuuray Caasimada Copenhagen

0
Qiyaastii 1000 qof ayaa isugu soo baxay banaanka Xaruunta baarlamaanka Denmark ee Copenhagen Arbacadii si ay uga mudaaharaadaan qorshaha dowlada ee ku aadan dib...

Shuruudaha lagu helo dhalashada Denmark oo la adkeenayo, ( Heshiis Cusub )

0
Denmark ayaa qorsheyneysa inay adkeyso shuruudaha dhalashada, kadib heshiis dhexmaray dowladda iyo seddex xisbi mucaarad ah. Waddanku wuxuu horeyba u leeyahay mid ka mid ah...

Denmark oo soo saartay Taariikh-da la furayo Safarada Dibada

0
Dowladda Denmark, oo ay weheliso xisbiyada mucaaradka, ayaa isku raacay in si tartiib tartiib ah loogu furo safarada badan. Qorshaha dib u furista waxaa loo...

UNHCR oo war kasoo saartay Qaxootiga laga Musaafurinayo Denmark

0
Dowlada Denmark ayaa dhawaan bilowday musaafurinta Qaxootiga Suuriya taasi oo sabab ugu dhigeyso in goobaha qaar amaan yihiin Masuuliyiinta deenishka ayaa la kulmay dhaleeceyn cusub oo...

Denmark oo Fureysa Qeybaha ugu muhiimsan Wadanka gudihiisa ( Akhriso )

0
Danmark waxay fududeysay xayiraadaha. Laga bilaabo Talaadada maanta, goobaha qurxinta iyo kuwa timaha jraha , solariums,  iyo iskuulada wadista gawaariada ayaa dib loo furi doonaa. Waxbarashada...

Ogeysiis: Todobaadkan Dhamaadkiisa oo la badalayo Saacada, Wadamada Sweden, Norway, Denmark,

0
Toddobaadkan dhammaadkiisa waa waqtigii saacadda la beddeli lahaa. waqtiga ayaa noqondoona waqtiga xagaaga. Waxay noqon doontaa waqtiga xagaaga habeenka u dhexeeya Sabtida Maarso 27 iyo...

Sweden oo dib u bilowday Talaalka AstraZeneca iyo Denmark oo go’an Cusub kasoo saartay

0
 Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ayaa waqti yar ka hor ku dhawaaqday in Sweden ay dib u bilaabayso tallaalka AstraZeneca ee ka dhanka ah Corona, laakiin kaliya loogu tala...

Midowga Yurub oo ka hadlaya Heshiiska Qaxootiga ee Turkiga kala dhaxeeyay

0
Wasiirada Arimaha Dibada ee Midowga Yurub waxay ka hadlayaan mowduuca heshiiska socdaalka ee u dhaxeeya Midowga Yurub iyo Turkiga ee dhacay sanadkii 2016. Heshiiska wuxuu dhigayaa...

Sweden oo soo bandhigtay Tirada Safarada uga yimid Denmark ee la joojiyay

0
Booliska Sweden ayaa u diiday inay soo galaan 13,000 oo safar ah oo ka yimid Danmark tan iyo markii mamnuucida soo galitaanka la soo...

Liiska Lix Dal oo joojiyay Talaaalka AstraZeneca Madama Dadka lagu talaalay lagu arkay Dhiig...

1
Dhowr waddan oo aan ku jirin Danmark ayaa joojiyay isticmaalka tallaalka corona ee ka socda AstraZeneca, ka dib kiisaska dhiig-xinjirowga lagu arkay dadkii lagu...