Friday, April 26, 2024

Denmark oo joojisay Talaalka AstraZeneca oo lagu arkay Dhibaato Dadkii lagu talaalay

0
Hay'adda caafimaadka Denmark ayaa si ku-meel-gaadh ah u joojisay tallaalka tallaalka AstraZeneca ee ka dhanka ah Corona. Waxayna SVT ka soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters...

Denmark oo Sharciga Deganaanshaha ka ceshatay 94 Qof oo Qaxooti Suuriyan Ah

0
Warbixin uu daabacay wargayska Ingriiska ee Independent laba maalmood ka hor ayaa lagu sheegay in Danmark noqotay wadankii ugu horeeyey ee Yurub ah ee ka qaada qaxootiga Siiriya deganaanshaha, taas...

Denmark oo Shaacisay Waqtiga uu diyaarka yahay Basaboorka Corona

0
Dawladda Denmark ayaa filaysa in baasaboorkeeda corona ee dijitaalka ah, ee muujinaya in dadka la tallaalay ama ay dhowaan laga waayay Corona, uu diyaar...

Booliska Denmarka oo qabtay 9 Qof oo soo qaadayay 325 kilo oo cocaine ah

0
Sagaal qof ayay qabteen bilayska Kobanheegan markii ay ku guda jireen soo saarista 325 kilo oo kokain ah oo ku jirtay konteynar yaalay Hedehusene...

Kumanaan Qof oo Denmark ah oo Mudaharaad ka sameeyay Xuduuda Sweden ee la xiray

0
Kumanaan deenish ah oo guryo ku leh Sweden ayaa ka mudaaharaaday go'aanka lagu mamnuucayo soo gelitaanka dalka. Waxay muujiyeen sida ay uga walaacsan yihiin in guryahooda ay la...

Denmark oo adkeysay Sharuudaha Dadka ka imaanaya Gobolada Sweden Qaarkood

0
Danmark waxay adkaysay habraaca soo gelitaanka ee dadka safarka ah ee Iswiidhan ka socda ujeeddo ganacsi ama booqashada qaraabo. safarleyda ka imanaya meelaha ay...

Danmark oo diiwaan galisay tirada ugu yar ee magan galyo doonka ilaa 1998

0
Wadar ahaan 1,547 magangalyo doon ah ayaa laga diiwaan geliyay Danmark sanadkii hore, waana tiradii ugu yareyd ee sanadle ah tan iyo 1998. Tirada magangalyo...

Danmark oo la wareegtay shixnado loogu tala galay Sweden oo loo adeegsado talaalka Coron

0
Maamulka Denmarka ayaa joojiyey shixnado iyo irbado, loo isticmaalay tallaalka Corona, iyagoo ku sii jeeday Sweden, kana soo gudbay xadka ay la wadaagaan Denmark. Sida...

Hooyo iyo Aabe Somaliyed oo Xabsi iyo Tarxiil lagu xukumay Markii Caruurtooda ay Dhaqan-celin...

0
Hooyo iyo Aabe Somaliyed oo ku nool Denmark ayaa lagu xukumay Xabsi Hal sano ah iyo Musaafurin ka dhalatay in Caruurtooda si qasab ah...

Denmark oo Xayiraad Cusub soo rogtay Fogaanta Mitirka oo labo laga dhigay

0
Dowlada Denmark waxay soo rogtay xayiraad adag si loo xadido faafitaanka Corona. Xayiraadaha ayaa waxaa ka mid ahaa in la dhimo tirada ugu badan ee...