Home Wararka Denmark Denmark oo Shaacisay Waqtiga uu diyaarka yahay Basaboorka Corona

Denmark oo Shaacisay Waqtiga uu diyaarka yahay Basaboorka Corona

0

Dawladda Denmark ayaa filaysa in baasaboorkeeda corona ee dijitaalka ah, ee muujinaya in dadka la tallaalay ama ay dhowaan laga waayay Corona, uu diyaar noqonayo bisha May.

Wasiirka maaliyadda Nicolai Wammen ayaa u xaqiijiyey TV-ga Danish2. 

Baasaboorka dhijitaalka ah sidoo kale waa in lagu soo bandhigi karaa app ku jira taleefannada gacanta.

Marka hore, waxaa loogu talagalay in baasaboorku u fududeeyo dadka deenishka ah, tusaale ahaan, inay u safraan dalal kale oo u baahan Natiijada COVID-19 ka hor intaysan soo gelin. 

Ganacsatadu waxay rajaynayaan in baasaboorka aakhirka sidoo kale loo isticmaali karo ciyaaraha kubbadda cagta.

Dhanka kale Wasaaradda caafimaadka ee dalka Norway ayaa ka shaqeyneysa shahaadooyinka talaalka, laakiin wali wax go’aan ah lagama gaarin sida loo adeegsado. 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here