Friday, April 26, 2024

Denmark oo fududeysay Booqashada Goobaha Dadka waayeelka

0
Xeerarka booqashooyinka guryaha dadka waayeelka ah ayaa noqda kuwo dabacsan. Taas macnaheedu ayaa ah in ay jiri doonto fursad booqashooyin badan oo ka dhici kara...

Danmark oo laga helay Nooc cusub oo coronavirus ah

0
Nooc cusub oo ka mid ah fayraska loo yaqaan 'coronavirus', kaas oo in ka badan 1000 qof oo ku nool England laga helay ayaa...

Denmark oo dhiseysa Guryo dhalinyarada u gaar ah oo si fudud lagu helayo

0
Marka la gaaro sanadka 2031, hadafku Dowlada Denmark ayaa ah in  caasimada laga dhiso 12,000 kun oo guryo dhalinyaro ah, 4,500 oo ka mid...

Raiisel wasaaraha Denmark oo noqotay haweeneydii 75-aad ee aduunka ugu awooda badan ( Akhriso...

0
Raiisel wasaare Mette Frederiksen waa haweeneyda 75-aad ee aduunka ugu awooda badan sida ku cad liiska majalada Forbes ee 100ka haween ee aduunka ugu awooda...

Akhriso Xayiraadaha Cusub ee Denmark ka bilowday maanta oo isniin ah

0
Maanta, ra'iisul wasaare Mette Frederiksen waxay soo bandhigeysaa xayiraad cusub oo lagu soo rogay qaybo badan oo Denmark ka mid ah. xayiyaada ayaa ku wajahan goobo qaar ah"...

Denmark oo kordhisay mudada waalidka uu helayo kaalmada dhaqaalaha ee Caruurta laga soo celiyay...

0
Caawinta qoysaska leh carruurta dib looga soo celiyey iskuulka iyo kooxaha nugul Xanuunka Coronavirus ayaa la kordhiyey illaa iyo 31-ka Maarso 2021. Sidaas waxaa sheegtay...

Denmark oo soo bandhigtay Lacagta ay u qoondeesay Qaxootiga sanadka Danbe

1
sanadka soo socda, Denmark waxay fursad u heli doontaa inay qaabisho ilaa 500  oo qoxooti ah, sida ku xusan sharciga maaliyadeed ee 2021 . 40 milyan...

Wasiirkii hore ee cadaaladda Denmark Ole Espersen oo geeriyooday

0
Wasiirkii hore ee cadaalada Denmark Ole Espersen ayaa geeriyooday isagoo jira 85 sano jir, Bornholms Tidende ayaa ka warbixiyay . Wuxuu galay baarlamanka xisbiga Sooshal dimuqraadiga 1973, 1981...

Denmark oo ka hadashey hadii ay soo kordhineyso Xayiraado Cusub oo dheeri ah

0
Guddiga Qaranka ee Caafimaadka ayaa sheegay in Wax qorshe ah uusan ugu jirin xayiraad dheeraad ah gaar ahaan Caasimada. Inkasta caasimadda Danmark ay u gudubtay...

Denmark ku dhawaad 1,605 qof oo laga helay Corona 24 saac ee lasoo dhaafay

0
1,605 qof ayaa laga diiwaan geliyey infekshinka coronavirus 24 kii saac ee la soo dhaafay . Lix qof ayaa dhimatay gudaha Denmark.  tirakoobkii ugu dambeeyay ee machadka Statens Serum...