Home Wararka Denmark Danmark oo la wareegtay shixnado loogu tala galay Sweden oo loo adeegsado...

Danmark oo la wareegtay shixnado loogu tala galay Sweden oo loo adeegsado talaalka Coron

0

Maamulka Denmarka ayaa joojiyey shixnado iyo irbado, loo isticmaalay tallaalka Corona, iyagoo ku sii jeeday Sweden, kana soo gudbay xadka ay la wadaagaan Denmark.

Sida laga soo xigtay wargayska Aftenonbladet , Copenhegan ayaa qiil u bixisay iyada oo sheegtay in shixnadahaasi ay tahay in la geeyo dalka Danmark.

Ilo xog ogaal ah ayaa u sheegay wargeyska in dowlada Sweden ay ka shaqeyneyso xalinta dhibaatada, iyagoo sharaxaad ka bixinaya in canshuuraha deenishka ay heleen amarro ay kula wareegayaan agabkan, si loo joojiyo keenista ay Sweden ka imaanayaan wadamada kale ee ka tirsan midowga yurub, kuwaasoo soo saara irbadahaan.

Hakinta shixnadahaas awgeed, dhowr gobol oo Iswiidhan ah ayaa saameyn ku yeelan doona, oo ay ku jiraan Bleking.

Wakim Christenshon, oo ah agaasimaha waaxda soo iibsiga Istaraatiijiyadeed ee degmada Blekinge, ayaa sheegay in alaabooyinka dib loo eegi doono si “aynaan khatar ugu gelin in Danmark lagu carqaladeeyo”  

Wuxuu tixgeliyay in sababta oo ah waxa uu ugu yeeray falalka gobolka Danmark, shixnadihii la rabay in la geeyo Bleking aysan ku imaanin waqtigii loogu talagala

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here