Home Wararka Denmark Musaafurinta Qaxootiga Denmark ku sugan oo Mudaaharaad ka abuuray Caasimada Copenhagen

Musaafurinta Qaxootiga Denmark ku sugan oo Mudaaharaad ka abuuray Caasimada Copenhagen

0

Qiyaastii 1000 qof ayaa isugu soo baxay banaanka Xaruunta baarlamaanka Denmark ee Copenhagen Arbacadii si ay uga mudaaharaadaan qorshaha dowlada ee ku aadan dib u celinta qaar ka mid ah suuriyaanka ka yimaada agagaarka caasimada Dimishiq.

Mudaaharaad ayaa ka dhacay banaanka dhismaha baarlamaanka ee caasimada Denmark ee Copenhagen Arbacadii, Abriil 21 keeda .

qiyaastii 1000 qof ayaa isu soo baxay si ay uga mudaaharaadaan qorshayaasha dowladda ee dib u celinta qaar ka mid ah reer Suuriya oo ka yimid agagaarka caasimadda Suuriya ee Dimishiq.

Mid kamid ah Mudaaharayaasha ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AFP : “Waxaan halkan u imid inaan muujiyo taageerada aan u hayo qaxootiga Suuriya.”

dhowr mudaaharaad oo kale ayaa lagu qabtay Gobolada Denmark.

Somaliska Copenhagen

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here