Ku xigeenka hoggaamiyaha xisbiga DF ee Denmark oo lagu xukumay lix bilood oo xabsi...
Morten Messerschmidt oo ah kuxigeenka xisbiga DF (DF) ayaa lagu xukumay lix bilood oo Xabsi ah kadib markii lagu helay khiyaano iyo been abuur...
Denmark oo joojisay masaafurinta Dadka Afgaanistaan kasoo jeeda
Danmark waxay si ku meelgaar ah u joojisay masaafurinta qasabka ah ee reer Afgaanistaan ee la diiday codsiyadooda magangalyo.
Jarmalka, ayaa sidoo kale, u oggolaanaya...
Shirkada Diyaaradaha SAS oo maanta 75 Sano jirsatay, Maxaad kala socotaa Wadanka laga leeyahay
maanta waxaa 75 sano kasoo wareegatay markii la aas aasay shirkada SAS oo fadhigeedo ugu weyn yahay Sweden waxana magaca shirkada laga soo gaabiyay...
Haweenka Uurka leh ee Denmark oo hada la talaali karo
Qiyaastii 100,000 haween uur leh iyo naasnuujin ah oo ku nool Danmark ayaa hadda la siin karaa tallaalka loo yaqaan 'corona tallaal', sida uu...
Sweden oo Kaalinta 9-aad kaga jirta Wadamada ugu taajirsan Aduunka
Warbixin lasoo saaray dhawaan ayaa lagu sheega tirada Wadamada ugu horeeya caalamka ee dadkooda ugu taajirsan.
Dalka Switzerland ayaa ah Dalka ugu taajirsan Caalamka Dadkooda...
Denmark: Xaafad walbo waxaa loo ogolyahay inay dagaan Boqolkiiba 30% oo Ajaanib ah
Dalka Denmark oo ah Dalka ugu adag dhanka Qaxootiga waqtiga la joogo waxa uu soo saaray sharciyo cusub kuwaasi oo ku qotoma Qaxootiga wadanka...
Denmark oo soo saartay Qorshe xoog loogu rarayo Ajaanibta degan Xaafada Qaar
Dowlada Denmark ayaa soo saartay qorshe dhibaato ku ah Dadka ajaanibta ee ku sugan Dalkaasi waxana ugu danbeeyay Sharciga Qaxootiga lagu dajinayo wadan ka...
Ylva Johansson ” Denmark waxay Carqaladeeneysaa Sharciga Geneva ee Yurub ”
Ylva Johansson oo ka tirsan Gudiga Midowga Yurub ee Arimaha gudaha ayaa ka hadashey dhibaatada ka dhalatay sharciga dhawaan uu Ansixiyay Barlamaanka Denmark.
Sharcigan oo...
Barlamaanka Denmark oo ogolaaday Sharci Cusub oo Qaxootiga ah
ugu danbeyn Barlamaanka Denmark ayaa ogolaaday sharci Cusub oo lagu wajahayo qaxootiga ku cusub Dalka ee doonaya magangalyo siyaasadeed nuuc walbo.
Sharciga ayaa dhigaya in...
Midowga Yurub oo Sharciyo Adag ku soo rogay Fiisooyinka “Schengen” ee Safarada
Midowga Yurub wuxuu qaatay sharci lagu tilmaamay mid adag oo wax looga badalayo nidaamka macluumaadka fiisaha "Schengen" dalalkooda iyadoo laga jawaabayo wax ay ugu...